Maxkamad ku taal maraykanka oo xabsi daa'in ku xukuntay burcad badeed somalia

Thursday November 25, 2010 - 17:19:48
0 Comments
1046
Super Admin
Maxkamad ku taal maraykanka oo xabsi daa'in ku xukuntay dhalinyaro somalia oo lagu soo eedeeyey weerar markab ganacsi dhalin yaradaas oo tiradoodu raagayso 5 dhalin yaraa ayaa waxa ay maxkamadu xukuntay markii ay is difiici waayeen
Kooxahaan Burcadda ah oo ka mid ahaa Burcad Badeeda Soomaaliya ayaa la sheegay innay Bishii April si Khaldan u Weerareen Markab nooca Dagaalka ah oo laga lahaa Dalka Maraykanka.

Qareeno la sheegay innay u doodayeen Kooxaha Burcadda looga Shakisnaa ayaa sheegay innaysan doonayn innay Afduubtaan Markabka Dagaalka balse ay ku Khaldameen.

Sikastaba ha ahaatee 5-Nin ee lagu eedeeyay Falka Burcad Badeednimadda ayaa lagu Xukumay Xabsi daa'in markii ay is difaaci waayeen.

Related Items


Leave a comment