Maygaagle: Odayal dhaqmedkii Maygaagle oo xoriyadoda Helay

Thursday December 02, 2010 - 19:25:33
0 Comments
1200
Super Admin
Odayaal dhaqmedkii Maygaagle ku xayibnaa oo xoriyadoda Helay ka dib mudo dheer o ay halkaas ku hayen Ciidamo hoos yimada Maamulka somalida Ethoipia ee halkaas ka taliya.
Odayaal dhaqameed uu hogaaminayo Suldaan Maxamed Axmed Cabdile oo ay ka mid ahaayee Nabadono Samadoono iyo Culumo udiin ayaa daba yaaqadii bishii la soo dhafay gaaray deegaanka maygaagle sabab la xirira nabadayn beelo deegano ay ka mid tahay Maygaagle ay ku dhex martay colaad.

Suldanka iyo Waftigiisa ayaa waxaa la soo darsay Xoriyada ka qaadid ka dib markii ay ciidamo halkaas ku sugnayeen sheegay in maamulka ethoipia ay u xiran yihiin ayag iyo niman dhalinyaro ah oo mudo yar ka horeyey.

Ugu dambayntii Maanta ayey xoriyadoodii heleen dhamaan kadib markii wada hadal iyo dhaqalaba baxay dhanka odayaasha.Maalinta inagu soo aadan ee Jimcaha aayaa loo balan san yahay in ay kulmaan Beelahii halkaas coladu ku dhex martay,

wixii warar ee ka soo kordha kala soco www.burtinletimes.com

Related Items


Leave a comment