Cadaado: maamulka xubin iyo xeeb oo ugu baaqay beelo walaala ah nabad oo dagah degaan hoos yimaada cadaado

Saturday December 04, 2010 - 11:31:02
0 Comments
2498
Super Admin
maamulka xubin iyo xeeb oo ugu baaqay beelo walaala ah nabad oo dagah degaan hoos yimaada cadaado kuwaas oo mudooyinkii udanbeeyay colaad ka dhex jirtay
Dr cabdi cilmi guuleed afhayeenka maamuka ximan iyo xeeb oo ayaa waxaa uu kawar bixiyey dagaalbeeleeyadii in mudo ay kadhacaayeen qeebo kamid ah deegaanada gobolka galgaduud ee bartamaha somaliya.

Af hayeenka maamuka ximan iyo xeeb Dr cabdi Cilmi guuleed ayaa waxaa uu ugu baaqay 2-da beelood ee kudagaalamaya deegaanada goboka galgaduud in ay xabada joojiyaan oo miiska wadahadalka ay isla yimaadaan si ay usoo afjaraan khilaafaadkooda iyo xiisadaha colaadeed ee u dhaxeeya beelahaasi

dagaalbeeleedyadan xiligan kadhaxtaagan qaar kamid ah beelaha dega goboka galgaduud ayaa waxaa uu yahay mid in mudo ah soo jiitamayey oo dad farabadan ay ku geeriyoodeen tan iyo markii uu bilaawdey dagaalkaasi

inkastoo wali 2-daasi beelood Mudooyankii ugu dambeeyey dagaalo qaraar ay ku dhaxmarayeen goboka galgaduuda oo dad farabadana ay ku geeriyoodeen ayaa hadana waxaa jira odiyaal iyo wax garad doonaya in ay colaada ay damiyaan oo ay isku howlay in ay sameeyaan dadaalo nabadeen sidii oo dhaxdhigi lahaaaaa beelaha dagaaamaya

hase ahaatee maamulka ximin iyo xeeb ayaa isna waxaa uu sheegey in ay Kaalin Weyn ay ka Qaadanayaan Daminta XIisaha Colaadeed ee u Dhaxeeya Beelaha Walaalaha ah.


Related Items


Leave a comment