Burhakaba: Dagaal kulul oo buur hakaba ku dhex maraya Ciidamada Shabab iyo Xisbul-Islan

Saturday December 11, 2010 - 20:23:46
0 Comments
1489
Super Admin
Dagaal u dhaxeeya maleeshiyaadka Alshabaab iyo Xisbul islaami ayaa ka soconaya Degmada Buurhakaba ee gobolka Baay.
Dagaalkan oo salka ku haaya gacan ku heynta Buurhakaba ayaa waxa uu billowday saaka aroortii hore, waxaana ilaa iyo iminka ku dhinta 4 ruux oo ah dhinacyadii dagaalamayay, halka aan war loo heynin qasaaraha gaaray dadka shacabka ah.

kooxda xisbul islaami oo dagaalka qaaday ayaa isku dayeysa in ay dib u qabsadaan magaalada oo horay looga ceyriyay, waxaana laga baqayaa in uu dagaalku ku sii fido oo uu ka billowdo goobaha ay isku horfadhiyaan labada kooxood.

maleeshiyaadka dagaalamaya ayaa ku loolamay sidii ay u qabsan lahaayeen gobollo badan oo ay dhaqaala ahaan is leeyihiin waad ku soo kaban kartaan, iyaga oo ku tartama dhaca shacabka ku nool goobaha ay ka arrimiyaan.

Related Items


Leave a comment