Burtinle: Odayshi Nabadayta Burtinle ee socdalka ugu maqna Maygaagle oo dib ugu soo noqday Burtinle

Monday December 13, 2010 - 20:04:54
0 Comments
1276
Super Admin
Odayshi Nabdayta Burtinle ee socdalka ugu maqna Maygaagle oo dib ugu soo noqday Burtinle ayaga oo muujiyey guulo ay soo gaareen
Waxaa dhawaan soo gaarya Dagmada Burtinle odayaal iyo waxgarad kale oo ka tagay bishii la soo dhaafay aakhirkeedi Dagmada kuwaas oo u kici timan deegaano baadiyaha ah oo ay ka jireen colaad beeleedyo

Odayaasha oo isugu jiray Isimo, Nabadono, Samadono iyo qaybo kale ayaa markii ay soo gaareen dagmada burtinle uga war bixiyey Odayshi kale ee Burtinle waxaa la soo kulmeen iyo howlihii ay soo qabteen

Sido kale waxaa dhawaan la filayaa shir arimahaas ku saabsan ay odayashu ka war bixiyeen in la siugu tagi doono Deegaanka Xaarxaar si loo falanqeeyo loogana gaaro go'aan arimaha ay soo bandhigaan odayashu

Deeq Axmed

Related Items


Leave a comment