Mogdisho: Dhismaha Idaacada Shabelle ee Mogdisho oo kaare Ciidmada Amison burburiyey

Tuesday December 14, 2010 - 10:39:32
0 Comments
1160
Super Admin
Dhismaha Idaacada Shabelle ee Mogdisho ayaa kullonyo ciidamada oo wadada marayey mid ka mid ah waxa uu burburiyey Qaybo ka mid ah dhismaha Idaacada

Mid ka mid ah Gaadiidka Ciidanka ee Amison ayaa Burburiyey Qayb ka mid ah dhismaha Cusub ee Idaacada Shabelle ee Magalada Mogdisho ayada oo aan la ogayn sababta rasmiga ah Gaadiid ciidamdeedkaas u burburiyey qayb ka mid ah Idaacada

Wararka ka soo baxaya Madaxda idaacada ayaa sheegaya in oo si ula kac ah Taagi ay lee dahay Amison idacada u burburiyey hase ahaatee wali jawaab kama aysan bixin ciidamada nabad ilaalinta Amison

Kadib shilkan ayaa waxaa goobta soo gaaray kolonyo ciidamada AMISOM ah kuwaasoo baaritaan iyo wasiro ka sameeyay goobta.

Wax khasaare nafeed ah kama dhalan shilkani, laakiin waxaa ka dhashay bur-bur dhisme oo aad u muuqata.

Xarunta cusub ee Shabelle ee maanta uu shilka ka dhacay ayaa ku taal inta u dhaxeysa Lambar Afar iyo Garoonka diyaaradaha ee Mogdisho

Related Items


Leave a comment