garowe: natiijada Ciyaaraha Kubada Cagta ee gobolada Somaliya

Friday December 17, 2010 - 18:28:08
0 Comments
2087
Super Admin
natiijada Ciyaaraha Kubada Cagta ee gobolada Somaliya ayaa socda ayada oo maalintii sadexaad iyo Group C ayaa ciyaarahu marayaan ayaa ciyaartii ugu dambeysay waxaa Gawoonka kubada Cagta ee Mire Awaare garawe waxaa wada kulmay Afar Gobol oo kala ah Shebeleda Dhexe VS Bakool iyo Bari VS Jubada Dhexe

Waxaa ciyaartaasi aheyd mid siweyn u xiisabadeyn oo ay dadweyne taageerayaal aad u farabadan ah ay u soo daawasho tageen, waxaana ay ku soo dhamaatay islamarkaana ay guushii raacday gobolka Shabeelaha dhexe 4-3 Bakool,

waxaa sidoo kale qeybtii hore isla galabta dhacday ciyaar aad u xiiso badeyd dhexmartay gobolada Bar iyo Jubada dhexe waxayna taasi ku soo gaba gabowday oo ay guushii raacday gobolka Bari 2-0 Jubada dhexe.

Related Items


Leave a comment