Garowe: Xulka Banadir oo cagacadaan kagaga saaray Garoonka Xulka Hiiraan

Sunday December 26, 2010 - 17:00:56
0 Comments
2282
Super Admin
Ciyaartii ugu dambaysay ee wax yar ka hor ku soo idlaatay garoonka mire awaare ayaa waxaa Fooda isku Daray Xulalka Gobolada Hiiran iyo Banaadir
Xulka Gobolka Hiiran ayaa Ciyaarta ku furay 1 Goalkii 1aad ayada oo ayada oo ciyaartu qaybtii hore intaas ku dhamatay ayaa markii la isku soo laabtay waxaa laga yaabay qulka Banaadir oo soo bandhigay Ciyaar ka fajicisay dadka taas oo ay shabaqa ku ruxeen soo noqodkii Golal Gaaraya 2 ayada oo ciyaartu ku dhamatay 2-1 oo labada ay lee dahay Xulka banaadir ee Gobolka banaadir Caasumada Wadanka somaliya Xaruntiisa Mogdisho ay u tahay magalo madax.

Muhannad Abdigani
BTS Online DR

Related Items


Leave a comment