BTS: Somalidii lagu xirxiray holland oo Xoriyadodi helay marka laga reebo 1 nin

Thursday December 30, 2010 - 10:35:47
0 Comments
1705
Super Admin
Waxaa dib xoriyadoodii u helay Rag somalia oo gaarayye 12 oo maalimihii la soo dhafay Policeka holland xabdiga dhigeen kuwaas oo qaar ka mid ah hore loo sii daayey halka intii kalana shalay la sii daaye ayda oo wali xabdiga uu ku haray 1 nin oo laga shakiyey wali

Ninka Xiran hada ayaa la baarayaa kiiskiisa, waxaana ugu weyn oo looga shakiyey isaga safar uu hada ka hor ku tagey wadanka Yemen ayaa looga shakiyey inuu halkaas tababar kusoo qadanayey hase ahaate aan wali cadayn lagu hayn.

Maalintii la qabqabtey Soomaalidaan ayaa booliisku baaritaan xoogan ku sameeyeen dhowr ganacsi oo Soomaalidu ku leedahey magaalada lagu qabqabtey Soomaalidaan ee Rotterdam ayada oo raga la qabqabtay ay ka mid ahaayeen kuwo laga soo qabtay guryadooda.

Ac Afiyon BTS Holland

Related Items


Leave a comment