War Dagdag ah: Gobolka Banaadir oo ku guulaystay Koobka Kubada Cagta ee gobolada Somalia

Friday December 31, 2010 - 16:45:05
0 Comments
2632
Super Admin
Garoonka mire awaare waxaan ka socda Munaasabada lagu gudoonsiinayo Koobka Gobolka Bannaadir waxaana ku sugan masuuliyiinta ugu saraysa puntldn

Gobolka banaadir ayaa daqiiqadii u horeeyay dhaliyay gool waxana u dhaliyay ciyaaroyga qaata lambarka 9-aad

Waxaana iminka ka socoto garoonka munaasabad koobka abaal marin kala duwan la siinayo ciyaartoydii kaalinida sare ka gashay ciyaarta

waxaana koobkii mar dhaw lagu wareejin doonaa ciyaartoyda gobolka Banaadir

waxaana imika khudbaynaya madaxweynah Puntland

kala soco burtinletimes.com

Related Items


Leave a comment