Burtinle: Dhismaha hospitalka iyo Daawaynta Dadka oo is barbar socda Hospitka Burtinle

Monday January 03, 2011 - 19:12:28
0 Comments
1556
Super Admin
Waxaa maalintii saddexaad ka socda Dagmada burtinle Howlgalo Caafimad oo ay wadaan Dhakhaatiir isugu jirta Ajnabi iyo Somali.

Waxaa laga dareemaya Dagmada joogida Dhakhaatiirta ayada oo Hospitalka aad u mashquul yahay ayna ka socdaan Dabiibka Bukaanda ka kala yimi xaafada Dagmada burtinle iyo goobaha miyiga ah ee ku xeeran Dagmada Burtinle e Gobolka Nugaal.

Sidoo kale waxaa Gacanta lagu hayaa dhismaha Qaybta Jiifka ee hospitalka ayada oo ay shaqada dabiibku socto ayaa waxaa garab socda dhismaha oo mudo socday hadana ku dhow dhow dhamaan inkasta oo ay jiraan qaybo kale oo hospitalka loogu tala galay oo aan la dhisin wali.

Daawo Sawirada Hospitalka









Waxaa Sawirada Soo sahashay Al-Furqaan Computer Instidude & Internet Cafe Burtinle

Yaraani BTS Burtinle

kala soco wararka oo dhan waqti kasta Burtinltimes.com

ka dhiibo Comment Arimaha Hormarinta burtinle say u socdaan wana muhiim Fikirkaagu.

Related Items


Leave a comment