Galkacyo: nin si wayn looga yaqaanay Galkacyo oo Xalay lagu dilay magalada galkacyo

Wednesday January 05, 2011 - 10:10:12
0 Comments
887
Super Admin
Marxuun Yuusuf Warsame Islam oo si wayn looga yaqaanay Magalada galkacyo ayaa xalay rag hubaysan ku dileen Gurigiisa .

Marxuumka ayaa lagu diley albaabka hore ee guri uu ka daganaa magaalaga gaalkacyo oo ku yaaley bartamaha magaaladaas.

Wararka waxa ay noo sheegayaan in ay geysteen rag afka soo duubtey oo ka baxsadey goobtaas.

Marxuumka ayaa ifka uga tagey 2 xaas iyo 13 caruur ah waxaana bhdaBurtinletimes leedahey rabi janadii haka waraabiyo aamiin Amiin

Related Items


Leave a comment