BTS: Shirkada Hormuud oo Deeq Raashin u qaybisay Barakacayasha Mogdisho

Wednesday January 12, 2011 - 10:46:32
0 Comments
1232
Super Admin
Shirkada hormuud ee magalada moqdisho ayaa Deeq raahinka Nooc yadisa kala duwan ah u qaybisay Barakacayaasha Magalada Muqdisho.

Barakacayaashan shirkada Hormuud u qaybisey deeqda raashinka ah oo aad u tiro badan,waxaana barakacayashani yihiin kuwo ay xoolahoodii ku soo dhamaadeen abaaraha dalka ka jira.

Qoysaskan ayaa la sheegayaa inay gaarayaaan 700 oo qoys kuwaasi oo shirkada hormuud u qaybisey deeqdaasi raashiinka,waxaana shirkada hormuud shaacisey inaysan deeqdaasi ku fileyn dadkaasi.

Deeqdan cuntada ah ee Hormuud soo gaarsiisey dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan duleedada & degmooyinka Muqdisho ayaa la sheegey inay u baahnayeen deeqdaasi isla markaasna doonayeen gargaar bini aadamnimo.

Talaabada hormuud qaadey ayaa ah mid ay kaga jawaabaysey baaqi dawladaKMG ay u jeedisay ganacsatada iyo dadka somaliyeed ee waxa haysta uin ay u gargaaraan walaalohooda Dhibaataysan

MBB Mogdisho

Bts Online

Related Items


Leave a comment