BTS: Madaxwayne Shariif oo kulan la qaatay Dhigisa Ugandha Musafaini Kampala

Thursday January 27, 2011 - 11:26:24
0 Comments
915
Super Admin
Madaxwaynaha Dowlada FKM Mudane sharif aya gaaray wadanka Uganda kulana kula qaatay Madaxda sarsare ee dalka Uganda sida Madaxwaynaha Dalka Uganda Muzevini.

Madaxweynahu wuxuu la kulmay Doctor Crispus Kiyonga oo ah wasiirka Gaashaandhiga ee dalka Uganda, Waxaa kale uu maanta la kulmay Madaxweynuhu Lieutenant General Wamala Katumba oo ah taliyaha ciidamada dhulka.

Madaxweynaha Dowlada KMG Mudane Shariif ayaa maanta la kulmaya Madaxweynaha Uganda Mudane Yoweri Museveni, waxayna ka wada hadli doonaan arrimo badan o ku saabsan iskaashiga dhinaca ammaankae e labada dowladod.

Madaxweynaha Sh Shariif ayaa sheegay in muhiimadda kulankaan ay tahay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal.

Kulankii ugu dambeeyay ee ay yeeshaan labada madaxweyne wuxuu ka dhacay magaalada Muqdisho oo uu booqasho ku yimid madaxweynaha dalka Uganda.

Axmed talaale

BTS online

Related Items


Leave a comment