War Dag Dag ah C/qaadir Sheekh Cali Diini oo lo magacabay Taliyaha Guud ee Ciidamada Xooga sido kale waxaa la magacabay taliyaha Police ka

Tuesday March 29, 2011 - 19:53:59
0 Comments
3737
Super Admin
War Dag Dag ah C/qaadir Sheekh Cali Diini oo lo magacabay Taliyaha Guud ee Ciidamada Xooga sido kale waxaa la magacabay taliyaha Police ka

Kulan Mudo Saacado ah qatay oo ay wada yesheen golaha wasirada Dowlada Somalia waxaa lagu magacabay Taliyeyaasha Xooga dalka Iyo Police ka

Kulan aan caadi aheyn oo goor dhoweyd ay yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Taliyeyaasha Ciidamada Xooga dalka iyo Booliska,

Kulanka ka dhacay Xarunta Golaha Wasirada ayaa waxaa Taliyaha Ciidamada Xooga dalka loo magacaabay C/qaadir Sheekh Cali Diini oo horay uga mid ahaa Saraakiishii hore ee Dowladii Siyaad Barre, waxaa kaloo Taliyaha Ciidamada Booliska loo magacaabay Gen. Shariif Sheekhuna Maye.

Dhanka kale Golaha Wasiirada ayaa dib waxay u dhigeen magacaabista Taliyaha Nabad Sugida Qaranka iyo Taliyaha Ciidamada Asluubta oo ka mid ahaa afartii Taliyeyaal ee Madaxweynuhu xilalka ka qaaday.

ilkadhagax@hotmail.com

Related Items


Leave a comment