War Dag Dag Ah: Xarakada Alshabab Oo Dib Og Baxay Magalada Dhuusamreeb

Sunday April 24, 2011 - 04:03:11
0 Comments
936
Super Admin
Xarakada Alshabab Oo Dib Og Baxay Magalada Dhuusamreeb
Wararka naga soo garaya magalada dhuusamareeb ee xarunta gobolka galgaduud ayaa sheegay in ay ka baxeen ciidamada alshabab ee galabta qabsaday magalada dhuusamareeb.

Ilaa hada lama oga sababta ay dib oga labteen magalada hase yeeshee ciidamada xarakad alshabab ayaa si nabdoon oga baxay mana jirin xiliga ay baxayeen dagaal socday.

Wararka ayaa intaa ku daray dadkii galabta ka baxay magalada in ay dib usoo labanayaa waxaa jira dad farabadan oo wadooyinka usoo baxay kuwaas oo iska wareeysanaya waxii dhacay intii ay jogeen ciidamada alshabab.

Wixii war ah oo ka soo kordha kala xariir Isha wararka

www.Burtinletimes.com

Related Items


Leave a comment