Wada Shaqaynta DKMG Ah Iyo CID-dda USA

Thursday July 14, 2011 - 13:26:02
0 Comments
858
Super Admin
CID-dda Maraykan-ka ayaa la sheegay innay Xafiisyo qarsoon ku leeyihiin Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayna Xiriir wanaagsan la leeyihiin Saraakiisha Dowladda KMG ah
Wasiir ka tirsan Xukumadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa Wargeys-ka The Nation u xaqiijiyay innay wada Shaqeeyaan Talis-ka Dowladda iyo CID-dda Maraykan-ka.

Wasiiro Dowlaha Madaxtooyadda C/qaadir Macalin Nuur ayaa xaqiijiyay Wada shaqaynta CID-dda Maraykan-ka iyo Dowladda,waxaana uu xusay innay Taba-bar u fidiyaan Ciidamadda Dowladda.

Sarkaal u hadlay Sirdoon-ka Maraykan-ka ayaa dhinaca kale ka dhawaajiyay innay Garoon-ka Muqdisho ku leeyihiin Xafiis lagu xiro Dagaalyahanadda Al-Shabaab iyo Al-Qaa'idada Gees-ka Africa.

Burtinletimes muqdisho Soomaalia.

Burtinletimes@gmail.com

Related Items


Leave a comment