Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Is-casilay

Friday August 19, 2011 - 01:43:31
0 Comments
918
Super Admin
Dr: Maxamed Cabdi Gaboose oo Maanta Shir Jaraa'id ku qabtay Magaaladda Hargeysa ayaa sheegay innuu Iska-casilay xilkii Wasiirnimo ee uu u yahay XukumaddaSomaliland

Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa ku dhawaaqay innuu Is Casilaadi xilli isla Maanta uu Magaaladda Hargaysa soo gaaray Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud ''Siilaanyo''.

Ilaa hadda lama oga sababta ka dambaysay Is-casilaadda Dr. Maxamed Cabdi Gaboose balse waxaa lala xiriirinayaa Fur-furnaanshaha ku yimid Siyaasadda Ururadda iyo Asxaabta.

Kala Soco Wararkeena Dambe,Wixii Wara Oo Ku Soo Kordha Is-casilaadda Dr. Maxamed Cabdi Gaboose.

Wixii war ah kala soco

Burtinletimes@gmail.com

Related Items


Leave a comment