Safarkii Ra'iisul-wasaaraha Turkiga Oo Dib Loo Dhigay

Friday August 19, 2011 - 03:00:30
0 Comments
751
Super Admin
Safarkii Ra'iisul-wasaaraha Turkiga Oo Dib Loo Dhigay
Waxaa dib loo dhigay Safar Maanta oo Khamiis ah lafilayay innuu Magaaladda Muqdisho ku tago Ra'iisul-wasaaraha Turki-ga iyo Wefdi uu Hogaaminayo,sidda laga xaqiijiyay Xarunta Madaxtooyadda ee Villa Somalia.

Racep Tayyip Erdogan,Xaaskiisa iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Turki-ga ayaa Safar-kooda dib loo dhigay,waxaana lafilayaa innay Bari gaaraan Magaaladda Muqdisho.

Magaaladda Muqdisho ayaa aad looga dareemayaa soo dhaweynta Racep Tayyip Erdogan,waxaana uu Noqonayaa Ra'iisul-wasaarihii ugu horeeyay oo muddo 20-Sano ah ka dib booqda Muqdisho

Related Items


Leave a comment