Wafula Wamunyinyi Shabaab Gobolada kale Wan ka Saraynaa.

Wednesday September 07, 2011 - 01:37:01
0 Comments
907
Super Admin
Wafula Wamunyinyi oo ah Kuxigeenka Howl galka Midowga Afrika ee ciidamada nabad ilaalinta u jooga guhda dalka soomalia ee AMISOM ayaa shir uu ku qabtay magalada Muqdisho ee caasimada dalka soomalia ku sheegay in ay Gobolada dalka soomalia Dhawan ka xoreyn doonan Alshabab isagoo sheegay in ay tasina ogolasho Rasmi ah uga haystaa Qaramada midoobay Goleheeda Amaanka Qabilsan.

Wafula Wamunyinyi oo ka mid ahaa Masuuliyinta Africakaan ka ahyd e ka qeyb galayay shirkii wada tashiga ee magalada Muqdisho ayaa warfidiyeenka u shegay in ay Lama huran tahay in Shabab laga sifeeyo Gobolada dalka soomaalia si dowlada ay Goboladasi u maamusho waxa sidoo kale uu MrWafula Wamunyinyi sheegay in Goobaha ay hadan Shabaabku mamulaan ay ka jirto dhibaao badan iyo cadaadis ay ku hayaan dadka shacabka ah ee Gobolada ay Maamulaan waxana uu shegay in howshasi deg deg ay ugu dhaqaqi doonaan.
Wafula Wamunyinyi ayaa shaaciyay in ay Soo Kordhindoonan ciidamada Amisom ee Nabad ilaalinta u jooga soomaalia si buu yii ay U bad baadiyaan amaankodana u sugaan Goobaha ay dowlada maamusha shacabkuna ay amaan uga helaan goobahasi.

Mar wax laga weydiiyay Gobolada ay bartilmaamedkooda koowad ah ayuu mrWafula Wamunyinyisheegay in gobolada Deriska la ah Baadir ee shabeelooyinka ay ku hor mari doonan kadbna ay inta kale u gudbi doonan isagoo Rajo fican ka muujiyay in howshasi ay taabo gali doonto.

Hadii ay Arintan taaabo gasho aya Dowlada soomaaliyeed waxa u suura galayso in ay Maamusho Gudaha dalka Soomaalia gar ahaan gobolada foonfureed ee soomaalia.

burtinletimes.com

Related Items


Leave a comment