Hayada SEDHURO oo Magaalada Mogadshu ku qabatay aqoon isweydari ku saabsan khatarta rasaata iyo miinoyinka

Friday September 23, 2011 - 09:31:40
0 Comments
479
Super Admin
Tababar looga hadlayo rasaasrta iyo hubaka looga tegay gudaha magaalada Muqdisho ayaa maalinimadii Sabtidii oo taariikhdu ahayd 17th Sept 2011kafurmay xafiiska Sedhuro ee magaalada Muqdidho.
Waxaa lagu casuumay saraakiishii hore ee aqoonta sugan ulahaa agabka
hubaka iyo dhamaan wax yaabaha qarxa , waxay ay lafo gureen arimaha
khatarta ah ee hubku uu ugaysanayo bulshada rayidka ee reer muqdisho

Waxay soo saareen warbixino iyo talooyin wax ku ool ah oo ku aadan
arintaas hubaka.
Waxaa Siminaarkaan waciyogelinta Furey Wakilka Hayadaas SEDHURO
Cabdulaahi xaashi Xasan isgoo sheegey in in Bulshada Soomaaliyeed ay
si aad ah dhibaatooyin ugu qabaan Rasaasta iyo Waxyaabaha Qaraxa loona
baahan yahay in Saraakiisha iyo Kuxigeenadooda ay talooyin wax ku ool

ah ay gasysataan dhamaam arimaha laxirriira hubka iyo agabka qarxa ee
looga tegay gudaha magaalada muqdisho iyo dhamaam aga gaarkeeda
Tan iyo markii ay dhaceen Dagaaladii sakeeye ee Soomaaliya dalka wxaa
ku soo qulquley Hub Fara farabadan iyadoo weliba si aad ah loo
Bililiqeystey Kaydadkii Hubka ee ee Dowladii Hore ee Milatariga iyadoo
taasi ay jiri ayaa Hayadda Sean Deaveroux Human Rights Organization
(SEDHURO) ayaa Maagalada Muqdisho ku soo gabagabeysey Barnaamij wacyi
gelin ah oo loo qabtey Saraakiisha iyo Kuxigeenada Ciidanka Xooga
Dalka Soomaaliya kazoo ku aadanaa habka looga hortago waxyaabaha
Qaraxa iyto Rasaasta iyo Dhibaatooyoinka kala duwan oo ay u leeyihiin
Bulshada

Buurtinletimes@gmail.com

Related Items


Leave a comment