Galkacyo;-(Sawiro)Cayaar aad uxiiso badan oo galbta kadhacaday garoonka kubada cagta ee cawaale–;

Saturday October 15, 2011 - 13:23:53
0 Comments
1667
Super Admin
ciyaar aad uxiiso badan ayaa waxa ay galabta ka dhacadaya garoonkakubada cagta ee cawaale stadum ee magalada galkacyo, cayaartani maanta ayaa waxa ay dhex martay labada naadi ee heerkakowad e puntalnd horseed vs komseed oo kawada dhisan labadaani naadigaalkacyo iyo garowe

waxan cayaartaani aad ka u xiisah badan ay galabta kadhacaday garoonka
kubada cagta ee magalada galkakacyo aydoona tarbunka garoonka ay soo
buux dhafiyeen dad weyne kala duwan,

cayaartani galbta oo dhex maratay labada naadi e heerka kowad ee
puntalnd ayaa waxa ay ahayd ciyaar saxiibtinimo aydoona lacasuumay
kooxda ciidamada horseed ee puntalnd oo kadhisan magalada garowe ee
casumada puntalnd
iyo kooxda koomseed oo kadhisan magalada galkacyo oo ah koox heer gobola.


waxan cayaartii galabta ay ku soo dhamaataya gabo gabadii 1-0 aydoon
guusha ay kuraacday naadiga komseed ee magalada galkacyo waxan laga
guulaystay kooxda cidamada horseed ee puntalnd oo lagu marti qaadaya
cayaar saxiibtinimo oo isdhaxagala oo arimaha hormarinta bulshad ee
isboortiga puntalnd.



cayaartii galabta marka ay soo idlaataya ayaa waxa halkaasi ka hadlay
gudomioyah sports Gobolka mudug cabdi hodan dayax leef wuxun ka hadlay
qimaha uu leeyahay sports wana mida bulshada isku barato wuux
sodhaweeye nadiga martida ah ee horseed wuxuna yiri waa so dhawaada
kuna sodhawada gobolkina iyo bulshadiina waxa klao halkas ka lahdaly
Gudoomiyaha kooxda comseed ee magalada galkacyo cabdi qani carabey
waxan uu sheegay in ay ciyaartani ay tahay mid saxiibtinimo ay ku
hormarinayaan xiriirka xaga isboortiga ee labada koox waana mid in
badan soo socotay waxana gudomiyah kooxda komseed u si aad umaanay
labada kooxod oo ku soo badhigay garoonka kubad cagta ee cawaale
stadum cayaar aad u xiiso badan o macquul gala.


iimaan xuseen diinle

burtinletimes.com

Related Items


Leave a comment