Cidamada mareeycanka oo duqeeyay inka badan 85- bartilmaameed oo ku yaalla suriya iyo iraq

Saturday February 03, 2024 - 14:31:04
0 Comments
53
ahmed raajaa
AIR MILATERY
Taliska dhexe ee Mareykanka ayaa sheegay in ay duqeeyeen 85 bartilmaameed oo ku yaalla Suuriya iyo Ciraaq si ay uga aargoostaan dagaalyahannada ay taageeraan Iran oo dhowaan diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ku dilay saddex askari oo kamid ahaa ciidanka ku sugan Urdun .

Weerarada Mareykanka waxaa cambaareeyay saraakiisha Ciraaq,waxaana jira  cabsi laga qabo in duqeymaha Mareykanka ee bariga dhexe ay sababaan  in uu faafo dagaalka Gaza.

Ma jiraan wax hadal ah oo ka soo baxay MadaxdaTehran sida uu sheegay wariyaha Aljazeera ee ku sugan caasimada Iran.


Related Items


Leave a comment