Tacsi; Xildhibaan Mohamed cabdi Yusuf oo tacsi u diray reer Hordaaye iyo reer Xassan kulmiye .

Monday February 11, 2013 - 02:56:57
1 Comments
1967
Super Admin
R/wasarihi hore ee Soomaaliya haddan ah Xildhibaan Baarlamaanka DJF Soomaaliya XIldhibaan Mohamed Cabdi yusuf ayaa ugu tacsiyeynaya reer Hurdaaye iyo reer xassan Kulmiye Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid,Kadib markii uu shalay gaari kula dhacay Allaah u raxmee Cabdirahmaan Hurdaaye meel u dhow Maggaalo Madaxda Puntland ee Garoowe. waxaan rabbi u waydiinaynaa in uu janatul firdawso ka waraabiyo ayuu yiri Xildhibaan Mohamed Cabdi Yusuf xili uu la soo xariiray war-baahinta Burtinletimes.com.

Xildhibaanka oo hadalayana wuxuu yiri,''waxaan u tacsiyeynayaa dhamaan reer hurdaaye iyo reer Kulmiye, waxaan leennahay Illaahay Samir iyo Imaan hannagga wada siiyo waa ina ka wada dhintaye. waxaan idinka codsanayaa in la iska cafiyo, loona Duceeyo Cabdirahmaan Hurdaaye. Runtii wuxuu ahaa Baari dadka dhan ay ku yaqaaniin dabacsani iyo waliba in uu ahaa shaqsi illahay ku manatystay Bini'aadnimo.


Related Items

Comments


Leave a comment