Qardho: Saddex ka tirsan Culimada Tabliiq ayaa ku geeryooday Shil Gaari oo ka dhacay Agagarka Qardho

Saturday December 28, 2013 - 13:37:08
0 Comments
1453
Super Admin
Shil Gaari oo sababay dhimashada saddex wadaad iyo dhaawaca 6 kale ayaa ka dhacay maanta agagarka Magalada qardho ee xarunta Gobolka karkaar.

Gaariga oo ahaan nooca somalidu u taqaan NOHO ahna gawaarida ugu badan ee u kala goosha deegaanada Puntland iyo somaliland ayaa waxa uu ka soo ambabaxay magalada Garowe asaga oo ku sii jeeday Gobolka Bari .

Dhawaca wadadii ku wax yeelooban gaariga ayaa la geegey magalada qardho oo waxyar ay u jirto mesha gaarigu ku qalibmay o loo yaqaan Berta Boqorka qadar 15 km ahna u jirta magalada qardho .


kala soco BTS Online

Related Items


Leave a comment