Islaan Ciise iyo Boqor Burhaan ayaa Maanta soo Afjaray Khilaaf soo Dhexgalay

Wednesday January 01, 2014 - 14:54:59
0 Comments
2521
Super Admin

islaan Ciise Islan Maxamed iyo Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ah Isimada Puntland ayna maalmahan warhabintu shegaysay in uu jirto khilaaf dhexdoda ayaa maanta si wada jir ah saxafada ugu sheegay in aysan isimada Puntland wax khilaf ah ka dhaxaynta.

Kulanka Isimada ayaan imaanaya waqti ay maalinti shalay lagu dhawacay Xildhibanada , sido kalana la dhaariyey maanta xildhibanada cusub ee Puntland .

Islaanka iyo Boqorka

Hishiiska Isimada ayaga oo si gacan qaadaya Islan Ciise Islan Maxamed & Boqor Burhan Boqor Muse

1

Bts Garowe



Related Items


Leave a comment