Caawa iyo Showga Cali dhaanto Caleema Saarka Madaxwaynaha puntland

Friday January 24, 2014 - 11:02:31
0 Comments
1847
Super Admin
Ayada oo wafoodii shalay ka timi DDS ethoipia uu ka mid ahaa Fananka wayn ee Cali dhaanto ayaa caawa Munasabada Caleema saar Madaxwaynaha waxaa lagu so bandhigin Fan iyo sugaan ayada oo uu qayb wayn ka yahay Cali dhaanto oo heeso Dhaanta ku tusi doona bulshada .

Cali dhaanto ayaa aad si wayn loogu casumaru xaflada caleema saar si uu markii ugu horaysay u noqdo abwaankani kan ku soo bandhiga Puntland Riwaayadkiisa Qurxoon ee somalidu wada jeceshahaya .

Halkaan ka daawo So dhawayntii Gudomiyaha Gudiga Calema sarka iyo Cali dhanto.


Related Items


Leave a comment