Dhismaha Dekadda Garacad oo meel fiican marya iyo Dadwaynaha oo ka fikir dhiibtay

Saturday February 27, 2021 - 17:49:29
0 Comments
412
Super Admin
Waxaa si habsami leh u socda dhismaha dekada degaanka Garacad ee gobolka Mudug taas oo muddo soo socotay.

Qaar kamid ah dadka Ku dhaqan degaano ka tirsan gobolka Mudug sida degmooyinka Jariiban, Bali Busle & magaalada Galkacyo ayaa arintaasi

Soo dhaweyay. Iyagoona tilmaamay hadii ay dhamaato dhismaha dekada degaanka Garacad ay tahay guul weyn oo u Soo hoyatay guud ahaan dadka
soomaaliyeed gaar'ahaan kuwa ku dhaqan puntland.


Qaybo kamid ah shacabkaas oo la haday warbaahinta meeraysane.com ayaa sheegay in is bedel uu ku Iman doono sicir bararka baahsan ee ku
yimid maciishadaha dalka sida quutul daruuriga iwm.

Axmed khadar max'ed Rajaa
Meeraysane.com
Gaalkacyo
 
Attachments area
 
 
 

Related Items


Leave a comment