Kooxo hubaysan oo degaanka seemade ku dilay darawal ka shaqeeya galkacyo iyo garacad

Monday January 29, 2024 - 22:04:14
0 Comments
58
ahmed raajaa
SEMADE MUDUG
Mid kamid ah darawalada ka shaqeeya inta u dhexeeysa garacad iyo galkacyo ayaa maanta kooxo hubaysan ay ku dileen degaanka seemade.

Wararka ayaa sheegaya in kooxda dilka gaysatay isku heeb yihiin marxuumka geeriyooday, iyagoo ka soo wada jeeda degmada jariiban ee gobolka mudug.

Arintaas ayaa la sheegay inay lug kuleedahay aano qabiil oo beesha dhexdeeda ah sida ay meeraysane u shegeen qaar ka tirsan waxgaradka beesha cabdi ciise.

Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment