Ciidamad Galmudug & Xooga Dalka Oo Sheegay Inay Ku Hareeraysan Yihiin Al-Shabaab

Friday July 16, 2021 - 15:35:10
0 Comments
288
Mudug

Maalmihii La soo dhaafay Ciidamada Galmudug iyo Ciidanka xoogga dalka waxaa ay howgallo qorsheysan ka fuliyeen degaanno dhowr ah oo ka tirsan degaanada Galmudg,waxaana wali at wadaan baaritaanno iyo howgallo culus.

Wasaaradda amiga Maamulka Galmudug oo Qoraal soo saartay ayaa sheegtay in Ciidanka is garabsanaya ee Qaranka iyo kuwa Galmudug ay haatan ku harereeysan yihiin ku dhawaad 60- dagaalyahana Al-shabaab, waa sida ay hadalka loo dhigay.

Sidoo kale waxaa ay tilmaameen in laga yaabo inay isa soo dhiibaan dagaalamayaasha All shabaab.

Weli majiraan illo wareedyo madax banaan oo Cadayn kara sheegashada guulaha dhinaca  galmudug iyo ciidamada xulafada ay yihiin.

Wixii kasoo kordha kala soco meeraysane.com

Related Items


Leave a comment