Faallo Ku Saabsan Noocyada Ay U Kala Baxdo Lo'oda

Friday September 10, 2021 - 12:38:11
0 Comments
258
Lo'oda

Jimce Wanaagsan Asxaabeey Sheekada aan Maanta idiin Hayno waxay Ku Saabsan Lo'oda waa mid kamid ah Xoolaha Naasleeyda ah aynu dhaqano hadaanu nahay dadka soomaaliyeed.

iyadoo ay sidaasi tahay ayaa lo'oda ay tahay labo qaybood sida mid la dhaqdo iyo mida Lo'o Gosida ah oo duur joog ah.

Lo'oda waa xaywaan ku fiican ku dhaqashada dhulka dhoobayda ah waayo waa xaywaan  aan laacin geedaha dheer dheer.

lo'oda kuma fiicna dhulka dhagaxa leh sababtoo ah waa mid kamid ah xaywaanada u jilicsan biyo la'aanta iyo cows la'aanta.

Qaybo kamid ah dalkeena iyo dalalka aan deriska nahay waa lagu shaqaystaa oo waxaa lagu falaa ama lagu qodaa beeraha sida cagaf cagafka oo kale.

Lo'oda waxay u kala baxdaa labo qaybood lab iyo dhadig lana kala yiraahdo sac iyo Dibi waxa ay dhasho waxaa la yiraahdaa wayl iyo weeyl.




 

W/D Axmed Khadar Rajaa
Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment