Wasiirka Gaadiidka Iyo Duulista Hawadda XFS Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Dawladda Maraykanka Ee Soomaaliya

Tuesday March 15, 2022 - 22:07:48
0 Comments
384
MUQDISHO

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dawladda Maraykanka ee Soomaaliya Danjire Larry Edward André, Jr.


Kulanka wasiirka iyo Danjiraha ayaa intii uu socday looga wada hadlay iskaashiga labada dal gaar ahaana dhinaca horumarinta Duulimaadyadda iyo Garoomada Dalka.


Danjire larry ayaa Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda ee Xukuumadda Soomaaliya uga mahad celiyay sida Xafiiskiisa uu ugu soo dhaweeyay.


Ugu dambayn Wasiir Duraan ayaa Danjire Larry Edward uga mahad celiyay taageerada dawladda Maraykanka ee Soomaaliya.


Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment