Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Oo Gar- Gaar Ka Gudoontay Hay'adda IHH Ee Dalka Turkiga

Thursday November 23, 2023 - 13:46:50
0 Comments
132
ahmed raajaa
MUQDISHO
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta waxa uu shixnad mucaawino gargaar ah ka guddoomay Hay’adda IHH oo ah Hay’add Turki ah kana shaqeysa caawinta iyo bini’aadamnimada.

Shixnaddaan gargaar ayaa iskugu jirta Raashin,Marakaneeco,baco ay roobka uga kanbadaan Qoysaska ka barakacay daadadkaan,iyo Qaybaha kala duwan ee Macuunta.

Gargaarkaan ayaa loogu talagalay in la gaarsiiyo Shacabka Soomaaliyeed ee daadadka El-Niño iyo fatahaadaha ay sameenta ka soo gareen, kuwaas oo haatan wajahaya nolol adag.
Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment