MUQDISHO
Jimce wanaagsan meelkasta oo aad joogtaan maanta casharkaan waxa uu ka hadlayaa dahabka iyo fiddada oo looga digayo dadka muslimiinta ah in aysan wax ku cumin
Waana dersi aad idiin anfacaya insha,allah Waana mid kamid ah daruusta uu aqriyo shiikh abuukar xasan maalin.
Shiikhan waa shiiq aad looga yaqaan guud ahaan geeska Africa, gaar,ahaan dalkeena soomaaliya.
Gaba-gabadii waa inaan ka faa'ideysano casharadaas burqanaya oo uu inoo Aqrinaayo Allaha ka raali noqdee shiikheena Abuukar xasan maalin.
Meeraysane.com
Leave a comment