Wasiirka Wasaarada haweenka XFS Oo Maanta Geeriyootay

Wednesday December 20, 2023 - 15:16:51
0 Comments
101
ahmed raajaa
JABUUTI
Wasiirka wasaarada haweenka XFDS Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa goor dhow ku geeriyootay Dalka Jabuuti.

Allaha u Naxariistee Wasiirada ayaa qeyb ka ahayd Wafdiga Ra'iisul wasaaraha ee dalka jabuuti ayaa maalmihii la soo dhaafay xanuunsaneysay sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen masuuliyiin qeyb ka ah Wafdiga.

Wasiirada ayaa xilal badan uga soo qabatay dowlada federalka soomaaliya sida wasaarada masiibooyinka mareeynta masiibooyinka sidoo kale soo noqotay wasiirka wasaarada ciyaaraha, iyadoona ahayd xildhibaan ka tirsan Barlamaan federalka soomaaliya.

Wixii ka soo kordha waxaad ka daalacan  doontaan meeraysane.com

Innaa lillaahi wa innaa ileehi Raajicuun.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment