Siyaasi siidoow oo siweyn maanta loogu soo dhaweeyay bosaaso.

Sunday January 14, 2024 - 19:30:55
0 Comments
76
ahmed raajaa
BOSAASO
Wafdi uu hogaaminaayo siyaasi siidow ayaa maanta waxaa lagu soo dhaeyay magaalada Bosaaso.


Qaybaha kala duwan ee bulshada reer koonfur galbeed iyo jareerwyne ayaa ku soo dhaweeysay magaalada bosaaso.


Siyaasi Siidow '' Madaxweyne Deni waxaan leeyahay sida Ilhaan Cumar xilka uga hayso Mareykanka adiguna xilal uga sii Puntland Jareerta iyo Raxan-weynta ''


Siyaasi siidoow ayaa mudooyinkii danbe ku sugnaa magaalada garoowe ee caasimada puntland.

Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment