Ra'iisul Wasaaraha XFS oo khudbad ka jeedin doona shir Ururka Jaamacadda Carabta.

Wednesday January 17, 2024 - 13:26:36
0 Comments
64
ahmed raajaa
MUQDISHO
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeedin doona shir deg deg ah oo ay isugu imanayaan Ururka Jaamacadda Carabta.

Shirka oo ay codsatay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlayaa xadgudubka gurracan ee dowladda Ethiopia ee ka dhanka ah madaxbannaanida, gobonnimada iyo midnimada Soomaaliya.

Shirkan oo ku qabsoomi doona aaladda fogaan aragga ayaa laysku weydaarsan doonaa xaaladaha kasoo cusboonaaday bariga Afrika iyo gardarrada qaawan ee ay Ethipia ka waddo gobolka.

Related Items


Leave a comment