Hay'adda Duulista Soomaaliya oo celisay diyaarad sidday wafdi Itoobiyaan ah

Wednesday January 17, 2024 - 14:00:24
0 Comments
90
ahmed raajaa
MUQDISHO
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa siisay "reject”codsi ay wadatay diyaar laga leeyahay dalka Itoobiya taas oo sidday wafdi Itoobiyaan ah oo doonayay in ay tagaan magaalada Hargeysa ee Gobalka Waqooyi Galbeed, Diyaaraddaas oo ay Hay’adda Duulista ay ka celisay Hawada Soomaaliya.

Diyaaradda Sidday wafdiga Itoobiyaanka ahaa, ayaa waxaa qasab ku noqotay in ay ku laabato magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia.

War saxaafadeed kasoo baxay dhawaanHay’adda duulista hawada ee Soomaaliya ayaa u qornaa sidan.


Related Items


Leave a comment