Wafuud kala duwan oo ku qul qulaya caasimada puntland ee garoowe

Wednesday January 17, 2024 - 17:23:05
0 Comments
80
ahmed raajaa
Garoowe
Magaalada garoowe waxaa ku soo quite qulaya Wufuud kala duwan oo ka qayb galaya caleema-saarka madaxda la doortay ee Puntland.

Saxmad aad u fara badan ayaa laga dareemayaa magaalada garoowe, kadib markii ay dibad iyo daaqilba ay ka yimadeen dad soomaaliyeed oo doonaya ay ka qayb galaan caleema saarka madaxweynaha puntland.

Xaflada caleema-saarka lagu casumay inta badan madaxda heer Federaal iyo heer dowlad goboleed kuwaas oo la filayo in ay soo garaan Garoowe.

R/wasaarayaashii hore ee Soomaaliya iyo siyaasiyiin kale oo heer Federaal ah ayaa sidoo kale lagu marti-qaaday xafladda caleema-saarka madaxda la doortay ee Puntland.

Related Items


Leave a comment