R/Wasaare XFS oo hambalyo u diray dhiggiisa dalka Yemen

Tuesday February 06, 2024 - 20:19:07
0 Comments
87
ahmed raajaa
MUQDISHO
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadaa Federaalka Soomaaliya mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u diray Mudane Dr. Axmed Cawad bin Mubaarak oo maanta loo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Yemen.

Ra’iisul Wasaaraha Xamsa ayaa Ra’iisul Wasaare Cawad Alle ugu rajeeyay hoggaamin wanaagsan iyo inuu shacabka aynu walaalaha nahay ee Yemen gaarsiiyo barwaaqo, xasillooni iyo horumar.

Dalka Yemen ayaa ah dal somaaliya ay yihiin walaalo iyo jaar islamarkaasna ay kuwada jiraa ururka Iskaashiga islaamka iyo jaamacada carabta.


Meeraysane.com 

Related Items


Leave a comment