Puntland TV oo hawada ka maqan sababo dhaqaale awgood

Wednesday February 21, 2024 - 17:44:59
0 Comments
51
ahmed raajaa
GAROOWE
Puntland State TV  ayaa hawada ka maqan mudo Todobaad ku dhow ilo xogogaal ah ayaa ii xaqiijiyey in tvgu hawada uga baxay sababo dhaqaale ka dib markii dowladu bixin wayday lacagtii  #Satellite-ka ee shirkada Thaicom.

Warkaan ayaa laga soo xigtay qaar ka tirsan weriyeyaasha ka howlgala puntland TV.

Arintaan ayaa ku soo aadaysa kadib markii maalmo ka hor ciidamada puntland xirteen kantarolka konfureed ee garoowe, iyagoo tilmaamay in aan la siinin wax mishaar ah bilihii la soo dhaafay.


Meeraysane.com

Related Items


Leave a comment