Maxaa ka soo baxay shirkii beesha YD iyo CM ee dagmada burtinle

Saturday September 05, 2009 - 21:31:17
0 Comments
1550
Super Admin
Maxaa ka soo baxay shirkii Galabnimadii sabtida ee beesha YD iyo CM dagmada burtinle ee ay hogaminayeyn isimada labada beelood?

Shir wayne ayaa maalmahaan uga socday si gooni gooni ah labada beelood ee kala ah Beesha YD (Yusuf Darood) & CM(Cumar Mahamed) labada beelood oo ka kala hadlayey xaalado ku saabsan Shaqaaqooyin dhacay muddo hore kuwaas oo ay ku dhintee dad  kuwo kalena ay ku dhaawacmeen deegaanka xaarxaar

Sidaa darteed waxaan maanta si rasmi ah isku soo hor fariistay  labada beelood  gogosha ayaan waxaan si rasmi ah u dhigay beesha Mc gogosha ayaa waxaa maanta lagu raali galiyey laguna gudoonsiyey raali galin sidaa darteed ayaa waxaa halkaas looga wada hadlay arin ay labada beelood isku fahmi waayeen nabadonadoodu hase ahaatee loo gudbiyey isimada

waxaa si wanagsan ku soo gabagabowday gogol sharafki uu dhigay Isinka beesha Cumar Maxamuud Islan Bashiir Islan Cabdille oo ay isku soo af garteen labada beelood ee YD iyo CM sida darteed waxaa aan dhamaan shirarka beelaha oo la filayaa in sii socon doonaan hadii alle idmo

Maxamed Xaad Geelle

Mxaad@xaarxaar.com


Xaarxaar Online: Maamulka@xaarxaar.com

Related Items


Leave a comment