Wararka
Prof, Jawaari oo noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka kaddib markii uu tanaasulay Prof. Galleyr,
Guddiga doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in Prof. Maxamed Cismaan Jawaari uu si rasmi ah u noqday afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya kaddib markiii uu tanaasulay Prof. Cali Khaliif Galleyr oo ay isugu soo hareer wareeggii ugu dambeeyay.
Tahniyad:Cabdiqaadir Aadan Xiir iyo Ubax Cabdi Cumar oo ku aqal galay Galkacyo,
Hambalyo Aroos waxan halkan hambalyo qiima badan uga dirayaa Caruuska iyo Caruusada, Cabdiqaadir Aadan Xiir iyo Ubax Cabdi Cumar oo arooskoodu ka dhacay magalada Galkacyo, taarikhdu markay aheyd 22/09/2012.
Waxaana dirayaa: