Tahniyad:Cabdiqaadir Aadan Xiir iyo Ubax Cabdi Cumar oo ku aqal galay Galkacyo,

Friday August 24, 2012 - 07:00:13
0 Comments
2136
Super Admin
Hambalyo Aroos waxan halkan hambalyo qiima badan uga dirayaa Caruuska iyo Caruusada, Cabdiqaadir Aadan Xiir iyo Ubax Cabdi Cumar oo arooskoodu ka dhacay magalada Galkacyo, taarikhdu markay aheyd 22/09/2012. Waxaana dirayaa:
1. Aabe Aadan Cumar Aadan
2. Hooyo Xaawo Muuse Cali
3. Eedo Warsan Cumar Adan
4. Eedo Madina Cumar
5. Maxamed Adan iyo afadiisa
6. Burhan Aadan
7. Hinda Aadan
8. iyo dhamman ilma aadan cumar
9. Maxamed Cumar Aadan iyo caruurtiisa
10.Maxmamud Maxamed Cumar iyo xaaskiisa
11. Cabdullahi Nuur iyo xaaskiisa
12. Ayeeyo Khadiijo Xaaji
13. Maxamed Xaashi
14. Maxamuud Xaashi
15. Deeqa Mamaxed Guled.
16. Bisharo Cabdi Cumar
17. Sacid Muuse Cali
18. Maxamed Muuse Cali.
19. Axmed Maxamed
20. Xaawa Maxamed Muse


Waxanuna leenahay isku noqda kuwa isku waara gacal iyo xigtaba arooskina ay ku farxaan, ubad khayra qaba kale hela, wiil iyo caano gabar iyo caano. Baarakalahu lakuma wabaaraka calaykuma wajamacakuma bikheyr. Aamiin. Aamiin. Aamiin.

Related Items


Leave a comment