![](https://meeraysane.com/uploads/article/photo/thumbs/807.jpg)
Taxanne: Qisada Ahmed iyo Nasiib Qaybta 1aad
Waxaan Akhristayaasha sharafta iyo qiimaha badan ku war galinaynaa in aan si Taxanne ah ugu soo gudbin doona Qisada Book-ga Lamagac baxay Axmed & Nasiib oo uu qoray Qoraaga Da'da yar ee Ahmed Abdirahman Kadawe ( Carabay) Qisadaan waa mid dhab ah oo ku dhacday qoraaga nafsad ahaantiisa. Hadii Allah…