Maqaallada

Waa Book Cusub oo lamagac baxay Ahmed iyo Nasiib
waxaa mahad ballaaran leh oon la soo koobi karin Allihii ii suura galiyay inaan soo saaro buugaan la magac baxay Axmed iyo Nasiib. Jaceylku sidiisaba waa shey qaali ah xubin muhiim ahna u ah nolosha bini'aadamka, waayo hadaanu jaceyl jirin bini'aadam koonkaan ma joogin laheyn, Jaceylku wuxuu soo bilaabmay…
Guurka iyo Faa'iidada uu uleeyahay ummada Islaamka
Walaalayaal waa dhambalkii aan kutalagalay inaan udiro qof walbo oo doonayo inuu kafaaiidaysto,waxaan wax wax yar ka taaban doo naa guurka. Waxaan ognahay in usradu ama qoysku uu yahay udub dhexaadka mujtamaca walbo iyo unuga ay noloshu kabilabato. Waana muhim oo nolasha bini aadamka ayuu muhim uyahay,…
Talo bixin khusaysa soo afjarida burcad badeednimada Somalia
Ugu horayntii, waxaa laga yaabaa in lagu guulaysan karo la dagaalanka Burcad Badeednimada Somaaliya, hadduu maamul goboleedka Puntland, Oday-dhaqmeedyada beelaha, Ganacsatada, Cuqaasha, Degmooyinka, waxgaradka iyo dhammaan Qaybaha kala duwan ee Jaaliyaddaha Puntland si buuxda uga so qayb galaan barnaamij…