Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Caalamiga ee (XaarxaarOnline) oo Hambalyo udiraya Umada Soomaaliyeed iyo Umadda Islaamka meel walbo ay joogaan Munaasabada Ciidul Fidriga owgeed.
Dhamaan asxaabta ku xiran Warbaahinta Xaarxaar Online kuwaas oo ku kala sugan daafaha dunida oo dhan, waxaan idin soo gudbineynaa Hanbalyo ku aadan Ciida Fitriga, taas oo ku beegantey maalin Jimce ah oo iyaduna ah maalinta ciidda ee todobaadka, waa ciid ciid dulsaaran, Rabbi dhamaanteen ha inaka aqbalo soonkii bishii Ramadaan, ciiddaan tan ku xigtana nabad iyo caafidmaad ha inaku gaarsiiyo, ku ciida ciid wanaagsan meelkasta oo aad joogtaan, Hanbalyo ayaan idinleenahay.
Isha wararka xaqiiqada ah
xaaraxaarOnline
Leave a comment