Burtinle: Maxkamada burtinle ayaa la filayaa in la horkeeno bari dhalin yaro ku eedaysan falal anshax xumo

Wednesday November 24, 2010 - 21:18:03
0 Comments
1234
Super Admin
Maxkamada Dagmada burtinle ayaa la filayaa in la horkeeno bari dhalin yaro ku eedaysan falal anshax xumo oo ay ka gaysteen magaalda ka dib markay maanta dib u dhacday in la hor keeno Maxkamada
Nimankaan dhalin yarada ah oo gaaraya saddex nin ayaa waxay ku eedaysan yihiin falal ka soo hor jeeda dhaqanka islaamka oo ay ka mid tahay fara xumayn dumar iyo isticmaal maandooriye

Nimankaa ayaa maalintii Sabtida la hor keenay maxkamada Dagmada Burtinle hase ahaatee ma aysan noqon in lagu helo ama lagu waayo wax dambiya ayada oo arintaas ay keentay ka din markii dib loo digay sababo la xiriira dhanka maxkamada





Related Items


Leave a comment