Burtinle: Suldaan Maxamed Axmed Cabdile iyo wafti uu hogaminayo oo gaaray Maygaagle

Saturday November 27, 2010 - 17:15:47
0 Comments
2661
Super Admin
Suldaan Maxamed Axmed Cabdile iyo wafti uu hogaminayo ayaa gaaray Deegaano ay ka mid yihiin maygaagle si ay wada hadal ula yeeshaan nabadono iyo odayaal ku dhaqan deegaankaas ugana wada hadalan falal ka dhacay deegaanadaad oo la xiriira dagaalo dhex maaray beelo wada daga deegaanka
Suldaanka oo ay safarkiisa ku weheliyeen ilaa 3xubnood oo kale ayaa gaaray deegaanada ay xaniiftu ku dhex martay beelo wada daga deegaankas oo ah deegaan xoolo dhaqatadu isugu tagtay

suldaanka iyo waftigiisa yaa waxay ahay muhimadaha ay deegaankaas u gaareen ka dib markii ay ciidan ka tirsan maamulka somalida ethiopia ay gacanta ku dhigeen Dhalinyaro xoolo dhaqata iyo xoolohoodii ayaga oo ku eedaynaya in ay dhib ka sameeyeeen Deegaanada uu ka taliyo Maamulka Ethiopia

Hase ahaatee waxaa si ay arintaas u xaliyaan gaaran mudanyashaas uu hogaminayo Suldan Maxamed Axmed Cabdile waxayna sida rabaan sidii ay xoriyadooda u helilahaayeen dadkas iyo xoolahaas

Bixida Waftiga ka hor ayaa waxaa xiriir la soo sameeyey Isimo ku dhaqan deegaankaas oo sheegay in ay soo gaaran si ay u xaliyaan arimahan Isimada Besha dhalinta iyo xoolaha xirxiran

wararka dheeraadka kala soco Burtinletimes

Related Items


Leave a comment