Burtinle: Ciidamada Gobolka Nugaal oo Guri ku yaal Burtinle kala baxay nin dhalin yara

Saturday December 04, 2010 - 20:59:38
1 Comments
2445
Super Admin
Ciidamada Dowlada Puntland ayaa subax nimadii maanta guri kuyaal dagmada Burtinle kala baxay nin dhalinyara ah oo lala xiriirinayo Falkii sarkaalka Lagu dilay isbucii la soo dhafaay
Ciidamada Gobolka Nugaal ee Dowlada Puntland ayaa saaka kala baxay Nin dhalinyara ah oo lala xiriirinayo falkii dilka sarkaal Warsame Axmed "Rajay" oo maamlihi la so dhafay nin hubaysan ku toogtay dagmada burtinle

Ninka ciidanku qabtay ayaa si sax ah loo aqoon meesha ciidanku Walina majiraan wax warbixn ah ay ciidanka Police ka kasoo saareen Falkaan Xiritaanka ah.
Wixii kasoo kordha arintaankala soco Bartaan

Axmed Cali Axmed Burtinle Online


Related Items

Comments


Leave a comment